Wasiir Sadiiq Warfaa oo Khudbad ka jeediyay Shir Caalami ah oo ka socda Geneva

Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa khudbad ka jeediyay shirka caalamiga ah ee looga hadlayo arrimaha daryeelka bulshada oo ay soo qaban qaabisay hay’adda shaqaalaha adduunka ee ILO, kaa oo ka socda magaalada Geneva ee dalka Switzerland. Wasiir Warfaa ayaa khudbadiisa diiradda ku saaray dadaallada ay … Continue reading Wasiir Sadiiq Warfaa oo Khudbad ka jeediyay Shir Caalami ah oo ka socda Geneva